Home Suuqa Kala iibsiga Alisson Becker oo xaqiijiyay in uu iska diiday ku biirista horyaalka...

Alisson Becker oo xaqiijiyay in uu iska diiday ku biirista horyaalka sucuudiga

0

Goolhayaha Kooxda Liverpool ee Alisson Becker ayaa xaqiijiyay in uu iska diiday ku biirista horyaalka sucuudiga kadib markii uu dalab ka helay.

Alisson Becker ayaa lala xidhiidhinayay kooxaha sucuudiga iyada oo Goolhayaha reer Brazil uu dalab ka helay kooxaha ka ciyaara sucuudiga.

“Haa, waxa jiray xiiso”ayuu Alisson yidhi.

“Waxa aan doonayaa in aan sharfo heshiiska aan kooxda kula jiro isla markaas dhamaysto ama aan heshiis cusub u saxiixo kooxda”.

“Run ahaantii waan ku faraxsanahay halkan, qoyskaygu sidoo kale way ku faraxsanyihiin”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here