Home Suuqa Kala iibsiga Alisson oo ka hadlay wararka Liverpool la xiriirinaya Goolhayaha Kooxda Valencia ee...

Alisson oo ka hadlay wararka Liverpool la xiriirinaya Goolhayaha Kooxda Valencia ee Giorgi Mamardashvili

0

Goolhayaha Kooxda Liverpool ee Alisson ayaa ka hadlay wararka Liverpool la xidhiidhinaya Goolhayaha Kooxda Valencia ee Giorgi Mamardashvili.

Goolhaye Giorgi Mamardashvili ayaa lala xidhiidhinayaa Liverpool iyada oo Reds wadahadalo kula jirto Valencia.

“Liverpool waxay ii sheegtay wax ku saabsan Mamardashvili, waxaan qabaa inay ahayd fikrad wanaagsan”ayuu yidhi.

“Waan ogaa taas ka hor inta aysan ku soo bixin warbaahinta bulshada, taasina waa fariin fiican aniga sababtoo ah naadigu wuxuu daneeyaa waxa aan u maleynayo”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here