Home Wararka Ciyaaraha Argentina oo guul dahabi ah ka gaartay xulka Uruguay.

Argentina oo guul dahabi ah ka gaartay xulka Uruguay.

0

Argentina ayaa guul dahabi ah ka gaartay dhigooda Uruguay kulankooda Labaad ee Copa America xilli qeybta labaad ee ciyaarta gool ka heleen G. Rodriguez taas oo ku dhamaatay 90kii daqiiqo.

Argentina dhowr fursad waxaa u diiday goolhayaha Uruguay , waxaana xusid mudan in Messi si wacan u dhaqaaqayay waliba dagaal ugu jiray ka shaqeynta gool

Uruguay waxa ay ku wacnaayeen kubadaha rogaal celiska waxa ayna qeybta hore ku doodeen in aan loo dhigin rigoore ay lahaayeen.

Si waliba waxay ciyaarta ku dhamaatay halkaas gool ee ay Argentina ku gaareen guusha waxaana hada ay leedahay 4 dhibcood.

 

Previous articleBarcelona oo u dhaqaaqday daafaca reer Turki kana Tirsan Liecester city Caglar Soyuncu.
Next articleArsenal oo ku dhow in heshiis cusub ay ka saxiixato Kieran Tierney.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here