Arsenal iyo Everton oo daawanaya weeraryahanka Schalke Matthew Hoppe

Arsenal iyo Everton ayaa lala xiriirinayaa weeraryahanka Schalke Matthew Hoppe.

Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Mareykanka ayaa la saadaalinayaa inuu xagaagan ka tagi doono kooxda Schalke.

Wariyaha USA Grant Wahl ayaa sheegay inuu filayo Hoppe inuu baxo ka dib Koobkii Dahabka, halkaasoo uu wacdaro dhigay.

Wahl ayaa intaasi ku daray in Everton iyo Arsenal ay xiriir la sameenayaan kooxda Schalke oo ku aadan qaabka lagu heli karo saxiixiisa.

Weeraryahanka da’da yar ayaa heshiis kula jira S04 ilaa 2023.

Ciyaaro.com Riix Halkan Ku Laabo Qeybta Hore

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*