Home Horyaalka England Arsenal oo dalab ka gudbisay goolahaya kooxda Wolves

Arsenal oo dalab ka gudbisay goolahaya kooxda Wolves

0
Arsenal ayaa dalab horumar leh ka gudbisay goolhayaha kooxda Wolves Dan Bentley.

Gunners ayaa dalab 50,000 oo gini ah ka gudbisay halyeeyga ay Wolves diiday horaantii bishan.

Wolves ayaa diyaar u ah inay u ogolaato Bentley inuu baxo, laakiin waxay ku adkaysanayaan kaliya lacag macquul ah.

The Sun ayaa sheegeysa in Arsenal ay la soo laabatay dalab cusub oo gaaraya 300,000 oo gini si ay u hesho goolhayaha

Wolves ayaa raadineysa 1 milyan ginni si ay u iibiso, laakiin waxay diyaar u yihiin inay ka wada xaajoodaan qiimaha u danbeebaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here