Home Wararka Ciyaaraha Arsenal oo diyaar u noqotay Xidiga Milinkovic-Savic oo go’aansaday inuu ka tago...

Arsenal oo diyaar u noqotay Xidiga Milinkovic-Savic oo go’aansaday inuu ka tago Lazio

0
Ad

Xiddiga Lazio Sergej Milinkovic-Savic ayaa go’aansaday inuu isaga tago kooxda ka dhisan caasimadda Talyaaniga.

Serbian-ka ayaa doonaya loolan cusub marxaladan xirfadiisa ciyaareed.

Ad

Milinkovic-Savic wuxuu Lazio ku sugnaa tan iyo 2015, laakiin wuxuu aaminsan yahay inuu ka ciyaari karo heer xitaa ka sareeya.

Sida laga soo xigtay Il Corriere dello Sport , 27 jirkaan wax xiiso ah uma qabo inuu qandaraaska u cusbooneysiiyo Lazio .

Waxa uu doonayaa inuu u dhaqaaqo xagaaga, iyadoo Arsenal lala xiriirinayo saxiixiisa.

Lazio waxa ay xagaagan ku raadin doontaa adduun dhan 44.5 milyan ginni si ay u hesho xiddiga 6ft 4in ah.

Previous article“Goorma ayuu Frankie imanayaa Manchester” Saaxiibta khadka dhexe ee kooxda Barcelona ee Frankie De Jong oo markeeda ka qayb qaadatay wararka jacaylkeeda sida joogtada ah ula xidhiidhinayay Manchester United
Next articleGabriel Jesus oo Garoomada ku soo laabanaya ka hor waqtiga loo qorsheeyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here