Home Suuqa Kala iibsiga Arsenal oo heshiish buuxda ka gaartay saxiixa daafaca Italy ee Riccardo...

Arsenal oo heshiish buuxda ka gaartay saxiixa daafaca Italy ee Riccardo Calafiori.

0

Arsenal ayaa heshiish buuxda waxay ka gaartay saxiixa daafaca Italy ee Riccardo Calafiori.

Wax walba oo ku saabsan ciyaaryahanka waa la dhameeyay, iyadoo labada koox ay ku heshiiyen in la bixiyo 42 milyan oo ginni.

Xiddiga markuu maro baaritaanno caafimaad, wuxuun kadib ku biiri doona kooxda macalin Arteta ee safarka ku qaadanaya Mareykanka.

Ciyaaryahanka ayaa xirfadiisa ka bilaabay daafaca bidix balse dhawaanahan uu wacdaro ka dhigay daafaca dhexe, Calafiori waxa uu ahaa mudnaanta suuqa kala iibsiga ee tababaraha Arsenal Mikel Arteta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here