Arsenal oo isha ku heysa inay u dhaqaaqdo weeraryahanada reer Brazil ee aadka loo qiimeeyo

Arsenal ayaa laga yaabaa in hesho fursad labaad oo ay ku xaqiijiso labada weeraryahan ee Real Madrid Vinicius Junior iyo Rodrygo, iyadoo kooxda reer ay ka fiirsanayso inay fasaxaan labada ciyaaryahan ee reer Brazil.

sida laga soo xigtay El Confidencial , Los Blancos ayaa diyaar u ah inay dhageysato dalabyada weeraryahanadooda mustaqbalka leh.

Xidigahan ayaanan qancin Zinedine Zidane iyo Florentino Perez, sidaas darteed waxaa jira shaki sii kordhaya oo ku saabsan mustaqbalkooda Bernabeu.

Ilaa iyo haatan labada xiddig ayaa ku guuldareystay inay qiil u helaan 100 milyan oo ginni oo kooxdu ku qarashgareysay inay la soo wareegto, Los Blancos ayaana haatan dooneysa inay iska fasaxdo.

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*