Home Horyaalka Ingiriiska Arsenal oo ku guuldareysatay habkii ay kusoo qaadan leheed Riqui Puig.

Arsenal oo ku guuldareysatay habkii ay kusoo qaadan leheed Riqui Puig.

0

Arsenal ayaa ku guuldareysatay habka ay ku dooneysay  xidiga qadka dhexe ee kooxda barcelona Riqui Puig sida ay baahisay The Express Gunners waxay isku dayeen inay keenaan xiddigga Barca balse qorshahaas ma dhicin.

Arsenal ayaa isku dayday inay keento 21 jirka reee spian ka hor inta aysan heshiis amaah ah la gaarin ciyaaryahanka Real Madrid Martin Odegaard.

Barca ayaa ugu dambeyntii go’aansatay inay ka hortagto Puig, kaasoo dhaliyay hal jeer shantii kulan ee La Liga uu saftay xilli ciyaareedkan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here