Home Horyaalka Ingiriiska Arsenal oo soo qaadaneysa weeraryahanka Celtic Odsonne Edouard.

Arsenal oo soo qaadaneysa weeraryahanka Celtic Odsonne Edouard.

0

Arsenal ayaa loo sheegay in weeraryahanka celtic Edouard lagu heli karo lacag dhan 15 milyan ginni waa hadii ay bixinayaan arsenal ayaa qorshaheedu yahay in xilli ciyaaredka soo aadan u tartamaan maadama kan hada socda aysan ka muuqan awood ugu guuleystaan.

Arsenal ayaa loosoo jeediyey ineey ka faa’iideystaan xidigaan ku wanaagsan gooldhalinta qiimaha ayaa ah mid macquul ah madaama suuqa kala iibsiga sanadihii dambe laga arkayey in xidigaha lagu qarash gareeyo lacago waali ah.

Isaga oo la hadlaya Podcast-ka Scottish-ka, Andy Walker wuxuu yiri: Waxay kuxirantahay inta ay rabaan inay aqbalaan laakiin haddii ay heleen wax ku dhow £ 15m hadda waxaan u maleynayaa inaad gabi ahaanba ganacsi sameyneyso.

 

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here