Home Warar Ciyaaraha Maanta Arsenal oo waayi doonta xiddiga Martin Odegaard kulanka North London Derby ee...

Arsenal oo waayi doonta xiddiga Martin Odegaard kulanka North London Derby ee Tottenham Axada premier League.

0

Arsenal ayaa waayi doonta xiddiga Martin Odegaard kulanka North London Derby ee Tottenham Axada premier League.

Xiddiga reer Norway ayaa ku dhaawacmay waajibaadka xulkiisa waxana uu garoomada ka maqnaan doonaa muddo todobaadyo ah.

Xiddiga ayaa muhiim ka ah kooxda Arsenal tan ilaa markii uu Gunners kaga soo biiray Real Madrid.

Waxa jira farqi weyn oo u dhexeeya marka uu xiddigu u ciyaarayo kooxda iyo marka uu ka maqan yahay shaxda sabab kasta oo uu ku maqan yahay.

Arsenal ayaa badisay 66.4% marka uu kabtankeeda Odegaard ku bilowdo shaxda kooxda kulamada ay ciyaarto.

Xiddiga 25 jirka ah ayaan ciyaarin 19 kulan kuwaas oo ayna kooxdu wax guul ah gaadhin taas oo u dhiganta 52.6%.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here