Home Warar Ciyaaraha Maanta Arteta oo yidhi”Aad ayaan ugu faraxsanahay mana sugi karo waxa soo socda”.

Arteta oo yidhi”Aad ayaan ugu faraxsanahay mana sugi karo waxa soo socda”.

0

Mikel Arteta ayaa qandaraas cusub oo seddex sanno ah u saxiixay Arsenal, isagoo tababaraha reer Spain ku sii hayn doona Gunners ilaa 2027.

Wadahadalada qandaraaska ayaa socday dhowr bilood iyada oo heshiiska Arteta ee kooxda uu dhacayay dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Kooxda Iyo Tababaraha ayaa mar walba ku kalsoonaa in ay heshiis ka gaadhi karaan arinta Arsenal ayaana haatan si Rasmi ah u shaacisay heshiiska cusub.

Kadib heshiiska cusub Arteta ayaa yidhi”Aad ayaan ugu faraxsanahay mana sugi karo waxa soo socda”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here