Gareth Bale wali wuxuu jecel yahay kooxdiisa Real Madrid isagoo aad u raba ku laabashada caasimada spian ee madrid mana fiicno xiriirka Maamulaha totonham Jose mourinho Ninka reer welish ayaana u arka soo laabashada Real madrid kid isaga u wanaagsan maadama inta badan la siinin jaanis aad u badan inta uu ku sugan yahay Totonham Hortsbar.
Jonathan Barnett ayaa u sheegay Goal.com Wax dhibaato ah kuma qabo kooxda, waa koox cajiib ah. Dhibaato maahan inuu soo noqdo
Kaliya waa inay go’aansadaan inay dib ugu baahan yihiin hadii uu u ciyaari karo Madrid iyo waxyaabahaas oo dhan Waxaan filayaa inaad weydiiso Mr. Zidane haddii uu doonayo isaga, uma maleynayo sidaas.