Abaalmarinta Ballon d’Or waa abaalmarinta shaqsiyadeed ee loogu jecelyahay kubada cagta, waxaan jira ciyaartoy dhowr ah oo lama filaan ah tartanka in ay ku guuleestaan.
Abaal marinta qaaliga ah ee Ballon d’Or waxaa lasiiyaa kuwa ugu fiican ciyaarta ee ay bixiso France Football. Abaalmarinta waxaa go’aamin doona koox saxafiyiin ah, kabtanada xulka qaranka iyo tababarayaal.
Qiimeynta Bishan Febraayo Waxaa abaalmarin kasoo muuqday xidigo dhoor ah kuwaasi oo wacdaro badan ka dhigan kooxaha ay hada u ciyaarayaan waxana kamid ah Luis Suarez kaasi oo bandhig feecan ka wada kooxda Atletico madrid
ciyaaro.com ayaa dib u eegeysa 5 Xidig kuwaasi oo warbaahinta soo qaateen maanta