Ad
Barcelona ayaa heshiis shaqsi ah la gaartay Raphinha, laakiin wax heshiis ah lama gaarin Leeds.
Arsenal ayaa wadahadalo toos ah kula jirta Leeds, oo xiiseyneysay tan iyo bishii March inkastoo xidiga aysan isku fiiceneyn.
Ad
Labada Chelsea iyo Tottenham ayaa sidoo kale xiriir la sameeyay.
khiimaha xidiga ayaa gaaraya 65/75m. lamana oga cida ku guuleysan karta.