Barcelona iyo Morata oo wali ka quusan heshiiska Juventus ee Xidigan

Kooxda Barcelona ayaan wali ka quusan baacsiga ay ku doonayso weeraryahanka kooxda Juventus ee Alvaro Morata bishan.

xidigan ayaa Amaahda uga yimid Atletico Madrid , Morata ayaa aad u doonaya inuu u dhaqaaqo Barca, isagoo og in Catalans ay aad u dooneyso.

Waqtigan xaadirka ah, heshiiska ayaa hakad galay iyadoo tababaraha Juve Max Allegri uu ku adkeystay in Morata aan loo ogolaan inuu baxo.

Sport , ayaa werrineysa in Allegri uu doonayo xidigan halka Morata uusan bedelin fikirkiisa waxaana uu heshiis shaqsi ah la gaaray Barca. Catalans ayaa sidoo kale heshiis kula gashay Atletico qiimaha lacagta.

Caqabada jirta ayaa ah Juve, taasoo aan kaliya u baahnayn inay hesho bedelka xidigan Isbaanishka, madama uu Fede Chiesa, uu dhaawac kaga maqan.

Ciyaaro.com Riix Halkan Ku Laabo Qeybta Hore

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*