Home Warar Ciyaaraha Maanta Barcelona oo dalab ka gudbisay daafaca garabka uga ciyaara Manchester City ee...

Barcelona oo dalab ka gudbisay daafaca garabka uga ciyaara Manchester City ee Joao Cancelo

0
Barcelona ayaa dalab ka gudbisay daafaca garabka uga ciyaara Manchester City ee Joao Cancelo.

Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Portugal ayaa xilli ciyaareedkii hore amaah ku joogay Barca , Catalans ayaana dooneysay inay heshiis cusub ka saxiixdo.

Daily Star ayaa sheegaysa in Barcelona ay dalab amaah ah ku dalbanayso Cancelo – kaas oo ay ku jirto ikhtiyaar iibsi oo qasab ah xagaaga soo socda.

Waxay bixinayaan £7m lacag amaah ah oo leh ikhtiyaar joogto ah oo qiimihiisu yahay £18m.

Qandaraaska Cancelo ee kooxda Ingariiska ayaa ku eg xagaaga 2027.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here