Home Wararka Ciyaaraha Maanta Barcelona oo dooneysa Aguero & Alaba

Barcelona oo dooneysa Aguero & Alaba

0

Kooxaha waaweyn ee ka ciyaara La Liga ayaa eegaya xiddigaha u ciyaara kooxaha City & Bayern 

Barcelona ayaa dooneysa inay soo xero geliso Sergio Aguero iyo David Alaba si ay u helaan iyagoo xur ah, sida ay qortay Mundo Deportivo .

Weeraryahanka Aguero oo ka tirsan Manchester City iyo daafaca boosaska badan ka heysta Bayern Munich ayaa qandaraasyadooda, waxa uu ka dhacayaa dhawaan.

Labada Xidig ayaana noqondoono kuwa xur ah kuwaasi oo ku biiri kara kooxaha ay markaasi doonayaan.

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here