Barcelona oo dooneysa Depay iyo Garcia bisha Janaayo

Photo/Getty Image

Kooxda Barcelna ayaa dooneysa Xiddigaha Lyon iyo Man City oo labadoodaba qandaraaskoodu dhacayo muddo lix bilood ah

Barcelona ayaa isku diyaarineysa laba saxiix oo ay saxiixooda heli karto bisha Janaayo kuwaasi oo kala ah Eric Garcia iyo Memphis Depay, sida ay  qortay Sport . 

Labada nin ee Manchester City iyo Lyon labaduba qandaraaskoodu ayaa dhacaya dhamaadka xilli ciyaareedkaan.

Barca ayaa dooneysa inay xirto heshiisyadooda jiilaalka si ay ugu xoojiso kooxda.

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*