Home Wararka Ciyaaraha Maanta Barcelona oo guul ka gaartay Real Valladolid Waqtigii dhamaadka Ciyaarta

Barcelona oo guul ka gaartay Real Valladolid Waqtigii dhamaadka Ciyaarta

0

Kooxda Barcelona ayaa guul ka gaartay Kooxda Real Valladolid kulan ka tirsan Horyaalka La Liga Spain.

Barcelona oo Garoodkeeda lagu Ciyaarayay ayaa u suura galiwayday in ay Gool dhaliso 90 daqiiqo ee Ciyaarta Xidiga Ousmane Dembele ayaa neefta ku soo celiyay Kooxda daqiiqadoo 90aad ee ciyaarta kadib markii uu caawin ka helay Ronald Araujo.

Natiijada ayaa ka dhigan in Barcelona ay yeelato 65 Dhibcood iyadoo Hal Dhibic ka danbeysa Kooxda Atletico Madrid oo Hogaanka ku heysa 66 dhibcood.

Horyaalka La Liga ayaana Mar kale Noqday Mid Xiiso leh Madama tartanka uu dib u soo Bilowday.

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here