Home Horyaalka Spain Barcelona oo lacago badan ku bixisay sidii ay ku heli leheed bedelka...

Barcelona oo lacago badan ku bixisay sidii ay ku heli leheed bedelka Neymar balse ma dhicin.

0

Tan ka bixitaankii xidigii brazil Neymar Jr kooxda barcelona ayaa sameysay dhow saxiix oo ay u arkeen inuu u bedeli doono xidigaas oo 2017 kii lacago waali ah ugu wareegay kooxda ka dhisan caasimada faransiiska ee Paris kadib markii ay soo bandhigeen lacagaha lagu burburin karo heshiiska uu kula jiray barcelona oo dhamaa 222 Milion

Barcelona ayaa qarashagareysay lacag dhan 767.2 Million oo euro kuwaas oo isugu jirar daafac qad dhexe iyo weerar waxaana xidigahaas ugu qaalis oo ugu horeeyo Phlipp Coutinho oo lagu soo ibbsaday 150 Million xidiga kale ee ku xiga waa Osmane Dembele oo lagu soo qaatay 122.5 million kaas loo arkayey inuu barcelona u bedeli karo booska uu baneeyey Neymar wallow taasi aysan dhicin oo uu inta badan dhaawac ku qaatay waayihiisa barcelona.

Xidiga sedexaad waa Xidiga faransiiska ee antonio Griezmann oo barcelona ugu fadhiyo 120 million kaas oo waqtigaan taagneen heerkiisii ugu sareysay wayihiisii Atletico wallow hada soo kabasho uu wado dhinaca kale xidigaha waa ay badan yihiin lakiin waan isku xijineynaa 75 million Frank de jong, Pjanic 60 million ,  Poulinho 40million malcom 41 million, Linglet 35.9 million, Arthur 31 million, neto 26 million, Firpo 18 million, Briatewhite18 million, vidal 18 million, mina 11 million,  waa dhamaan xidigihii Barcelona soo iibsatay markii uu Neymar ka tegay barcelona.

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here