Barcelona oo xiiseyneysa daafaca dambeedka midig ee Borussia Dortmund Thomas Meunier

Barcelona ayaa xiiseyneysa daafaca dambeedka midig ee Borussia Dortmund Thomas Meunier .

Wariye maxali ah oo lagu magacaabo Gerard Romero ayaa daaha ka qaaday qorshaha Kooxda Barcelona ee Xidigan isagoo soo dhigay bartiisa Twitterka.

Heshiiska ayaa ku jira heerarkii ugu horreeyay, sida uu sheegay Romero, waxa dhici karta in Sergiño Dest uu Kooxda Dortmund ku biiro..

Barça iyo Borussia Dortmund ayaan wali qeexin shuruudaha suurtagalnimada uu xidiga Belgianka ku imanayo Camp Nou.

Ma cadda inay noqon doonto amaah toos ah ama mid ikhtiyaar u leh inay iibsadaan, halka magaca Dest uu sidoo kale wadahadalo la galay, inkastoo Barça ay jeclaan lahayd inay sii haysato ilaa dhamaadka xilli ciyaareedka.

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*