Bayer Munich oo soo gashay tartanka loogu jiro Jadon Sancho.

Bayern Munich ayaa ka fiirsaneysa inay u dhaqaaqdo xidiga ka tirsan kooxda Borussia Dortmund Jadon Sancho weeraryahanka garabka ka xamaasha ayeey Naadiyo badan doonayeen xagaagii lasoo dhaafay sida laga soo xigtay The Telegraph.

Kooxda Lagu Naaneyso Bavarianka ayaa lagu soo waramayaa inay sugayaan inay ku garaacaan kooxaha kale Labada ciyaaryahan ee kala ah Sancho Erling Haaland xagaaga 2022 laakiin waxay dhabar jab kale ku noqon kartaa kooxda ay xafiiltamaan horyaalka Bundesliga ee Dortmound.

Sancho bayer kaliya ma dooneyso ee sidoo kale waxaa Raadinayaan dhowr koox oo ka dhisan qaarada yurub oo laga soo qaadan karo manchester united oo inta badan eheed mid ku raadjoogto doonistiisa sidoo kale man city oo ah halka uu kasoo baxay ayaa iyana Raadineyso.

Fadlan Salaada Tuko Hadii la gaaray

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*