Home Wararka Ciyaaraha Bayern Munich oo ku qasban inay iibiso Lewandowski ka hor inta aysan...

Bayern Munich oo ku qasban inay iibiso Lewandowski ka hor inta aysan iibsan de Ligt

0
Ad

Bayern Munich ayaan haatan Matthijs de Ligt kala soo wareegi karin Juventus .

Kooxda reer Germany ayaa si dhab ah u doonaysa in ay xidiga reer Holland ka soo qaadato kooxda reer Italy.

Ad

Si kastaba ha ahaatee, Calciomercato ayaa sheegeysa in Bayern ay tahay inay iska iibiso Robert Lewandowski marka hore.

Bayern waa inay dalbataa ugu yaraan 90 milyan oo Yuuro si ay u hesho De Ligt, taasoo la micno ah inay u baahan yihiin dhaqaale.

Waxay rajeynayaan in Barcelona ay dalabkii ugu dambeeyay ka gudbin doonto Lewandowski, kaasoo ay aqbali karaan.

Weeraryahanka reer Poland ayaa doonaya kaliya inuu ku biiro Barca, mana doonayo inuu cusbooneysiiyo heshiiskiisa Bayern.

Previous articleKalidou Koulibaly oo Tijaabada Caafimaadka u Maraya Chelsea Maanta oo Khamiis ah
Next articleParis Saint-Germain oo ku wargelisay Qiimaha ay Bixinayaan Chelsea iyo kooxaha kale ee danaynaya saxiixa difaaca dhexe ee Presnel Kimpembe,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here