Barcelona ayaan ka quusan in ay Bernardo Silva ka iibsato Manchester City .
Tababaraha City Pep Guardiola ayaa ku xujeeyay Barca inay la xiriirto haddii ay dhab ka tahay saxiixa xiddiga Portugal.
Mundo Deportivo ayaa sheegtay in Barca ay hubaal tahay inay xiiseyneyso ayna isku dayi doonto bishaan.
Bernardo ayaa soo jiidan doona soo jeedin amaah ah oo ay ku jirto ikhtiyaar joogto ah.
Waxaana soo jeedinta ugu horeysa la soo bandhigayaa maalmaha soo socda.