Home Warar Ciyaaraha Maanta Bournemouth Vs Chelsea : Blues Kualamadii U Dambeeyay Ee Banaanka Garoonkooda

Bournemouth Vs Chelsea : Blues Kualamadii U Dambeeyay Ee Banaanka Garoonkooda

0

Kooxda garoonka ee Bournemouth waxa ay kulamadii u dmabeeyay ee ay Chelsea wajaheen waxa ay ka sheegteen guul la`aan
Xogta Kulanka

* Bournemouth ayaa 5 kulan oo horyaalka ah oo ay Chelsea la ciyaareen waxa ay ka sheeganeysaa guul la`aan , laba bar bar dhac ayay galeen halka sedex kalana ay qasaaren

*Chelsea ayaa laga badiyay kaliya hal kulan todobadii kulan ee Premier League ay ku ciyaartay meel ka baxsan garoonkeeda iyaga oo la ciyaaraya Bournemouth afar waa badiyeen halkan labana ay galeen bar bar dhac

*Bournemouth lagama badin dhamaan seddexdii kulan ee ay ciyaartay Premier League
Ilaa iyo hadda xilli ciyaareedkan hal waa badiyeen labana bar bar dhac .

*Chelsea ayaa badisay mid kasta oo ka mid ah seddexdii kulan ee ugu danbeysay ee Premier League ee ay marti ahaayeen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here