Home Warar Ciyaaraha Maanta Bruno Fernandes oo hoos u dhigay darnaanta dhaawacii ka soo gaartay guushii...

Bruno Fernandes oo hoos u dhigay darnaanta dhaawacii ka soo gaartay guushii cajiibka aheyd ee Portugal ay ka gaareen Scotland

0

Bruno Fernandes ayaa hoos u dhigay darnaanta dhaawacii ka soo gaartay guushii cajiibka aheyd ee Portugal ay ka gaareen Scotland Nations League, isagoo ku adkeystay inay aheyd dhaawacyar.

Portugal ayaa 2-1 ku garaacday xulka Scotland iyada oo Ronaldo dhaliyay goolka guusha daqiiqadihii ugu dambeeyay ee ciyaarta.

Fernandes ayuu dhaawac soo gaadhay intii ay ciyaartu socotay laakiin waxa uu dhamaystay 90-kii daqiiqo ee ciyaarta.

Markii la weydiiyay dhaawaca soo gaadhay ayuu yidhi”Waa dhaawac yar, ma ahan mid halis ah waa barar yar”.

Bruno Fernandes ayaa muhiim ka ah kooxda Man United waana kabtanka ugu horeeya doorashada xiddigaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here