Home Suuqa Kala iibsiga Bruno Fernandes oo ku Wargaliyay madaxda cusub ee Manchester United in ay...

Bruno Fernandes oo ku Wargaliyay madaxda cusub ee Manchester United in ay sameeyaan saxiixyo waaweyn s

0

Bruno Fernandes ayaa ku booriyay madaxda cusub ee Manchester United in ay sameeyaan saxiixyo waaweyn suuqa kala iibsiga xagaagan ka hor inta uuna u saxiixin kooxda heshiis cusub.

Kabtanka United ayaa heshiis waqti dheer ah u saxiixay kooxda usbuucii hore, isagoo sii joogaya Manchester ilaa 2027.

Waxa ay soo afjartay shaki ku saabsan mustaqbalka xiddiga reer Portugal ee kooxda ka dib hadaladii dhamaadkii xilli ciyaareedkii hore kuwaas oo shaki galiyay in uu wali sii joogi doono kooxda xilli ciyaareedkan.

Halka Erik ten Hag uu kooxda ku hogaamiyay ku guulaysiga FA Cup-ka, kooxda ayaa si xun ugu dhacday kaalinta 8-aad ee horyaalka premier League.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here