Home Horyaalka England Chelsea iyo Manchester City oo ku tartamaya Goolhayaha Kooxda Ajax

Chelsea iyo Manchester City oo ku tartamaya Goolhayaha Kooxda Ajax

0
Goolhayaha Ajax Diant Ramaj ayaa xiiso ka helaya England.

Weriyaha Ajax Tim van Duijn ayaa ku soo waramay bogaga ‘ Transfer Pioniers ‘ in Manchester City iyo Chelsea ay muujiyeen xiisaha goolhayaha Jarmalka.

Ramaj waxa kale oo uu leeyahay taageerayaal gudaha Spain.

22-sano jirkaan ayaa sanad ka hor uga soo dhaqaaqay Eintracht Frankfurt isagoo ku biiray Amsterdam qiimo dhan €6m.

Si kastaba ha ahaatee, tababaraha cusub ee Ajax Francesco Favioli ayaa qorsheynaya inuu Remko Pasveer (40) u isticmaalo No1, waana sababta wakiilada Ramaj ay uga dhawaajiyeen kooxaha xiiseynaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here