Home Suuqa Kala iibsiga Chelsea oo caawa bilaaban doonta xilli ciyaareedkooda taranka UEFA iyo Shaxda Ay...

Chelsea oo caawa bilaaban doonta xilli ciyaareedkooda taranka UEFA iyo Shaxda Ay kusoo Gali Doonto

0

Kooxda chelsea ayaa caawa bilaaban doonta xilli ciyaareedkooda taranka UEFA Conference League.

Blues ayaa la ciyaari doonta kooxda Servette oo ka ciyaarta horyaalka dalka Switzerland.

Kooxda chelsea ayaa Kooxda Servette la ciyaari doonta 2 kulan oo is reeb-reeb ah.

Kulanka ayaa ka dhici doona Stamford Bridge ka hor kulanka lugta 2-aad ee ay labada kooxood ciyaari doonaan.

Waa markii ugu horaysay ee ay chelsea ka qayb gashotartanka UEFA Conference League.

Shaxda ay Chelsea kaga hor tagi karto kooxda Servette:

Jorgensen; Gusto, Badiashile, Tosin, Cucurella; Fernandez, Lavia; Palmer, Nkunku, Neto; Jackson

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here