Chelsea oo dib usoo ceshaneysa xidiga wadanka Masar mohamed Salah.

Kooxda chelsea ayaa damacsan in ay dib usoo celiso xidigeedii hore ee Mohamed Salah oo hada u ciyaara kooxda Liverpool kooxda Blues ayaa dajineysa qorsho ay dib ugu soo celineyso xidiga wadanka masar Salah sida ay shaaca ka qaadeen AS iyo Mercato Saraakiisha Liverpool ayaa u hogaansamaya inaysan ka tanaasulin Mohamed Salah xagaaga soo socda,

Liverpool ayaa mohamed Salah u aragta ciyaaryahanka ugu wax soo saarka badan kooxda liverpool waxaana xagaagan uu dhaliyay 29 gool Mohamed Salah wuxuu ku guuleystay inuu qoro taariikh sharaf leh iyo rikooro badan Liverpool tan iyo markii uu ka yimid kooxda kooxda reer Talyaani ee Roma sanadkii 2017, halkaas oo uu kaga qeyb qaatay gooldhalinta iyo sameynta 169 gool guud ahaan 199 kulan.

Salah ayaa kaliya 8 gool ka danbeeya Sam Raybould, oo leh 130 gool, si uu u galo liiska 10ka xidig ee dhaliyeen goolasha ugu sareeya taariikhda Liverpool da ‘kasta Wargeyska Jarmalka “Bild wuxuu sheegay in macalinka Jarmalka ee Thomas Tuchel uu dooqa hore ka dhiganayo weeraryahano Fircoon sida Salah ama Erling Haaland iyo sidoo kale Romelu Lukaku,

 

Fadlan Salaada Tuko Hadii la gaaray

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*