Chelsea oo dooneysa inay lasoo saxiixato daafaca midig ee kooxda Inter Milan Denzel Dumfries

Chelsea ayaa dooneysa inay lasoo saxiixato daafaca midig ee kooxda Inter Milan Denzel Dumfries .

Kooxda Serie A ka dhisan ayaa la sheegay inay ku dooneyso 30 milyan ginni xiddiga reer Holland.

La Repubblica ayaa sheegtay in Blues ay mar horeba hal dalab ka gudbisay 26 jirkaan.

Waxayna soo jeedinayaan geesigii hore ee PSV inuu diyaar u yahay inuu dhaqaaqo.

wararka ayaa sheegaya in Chelsea ay la xiriirto Inter Khamiista – iyagoo hal il ku haya dhameystirka u dhaqaaqista xidigan ka hor waqtiga furitaanka Premier League .

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*