Home Warar Ciyaaraha Maanta Chelsea oo heshay war xun ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub ee...

Chelsea oo heshay war xun ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub ee horyaalka premier Leaue.

0

Kooxda chelsea ayaa durba heshay war xun ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub ee horyaalka premier Leaue.

Xiddiga daafaca uga ciyaara chelsea ahna kabtanka kooxda ee Reece James ayuu dhaawac muruqa ah soo gaadhay todobaadkan.

Xiddiga ayaa ka dhaawacmay muruqa maalmo ka hor bilaabashada chelsea ee xilli ciyaareedka cusu.

Dhaawaca ayaan ahayn mid halis ah laakiin maamulka kooxd ayaa si dhaw ula socon doona xaalada xiddiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here