Home Horyaalka Ingiriiska Chelsea oo isku diyaarinaysa inay amaah ku Fasaxdo Chalobah iyadoo kooxaha Serie...

Chelsea oo isku diyaarinaysa inay amaah ku Fasaxdo Chalobah iyadoo kooxaha Serie A ay Xiiseenayaan

0

Chelsea ayaa isku diyaarinaysa inay amaah ku Fasaxdo xidigeeda soo koraya ee Trevoh Chalobah .

Qalinjabiyaha akadeemiyada ayaa isku arkay banaanka garoonka Stamford Bridge ka dib imaatinka Kalidou Koulibaly iyo Marc Cucurella .

Blues ma rabto inay ku darto ikhtiyaar ay ku iibineyso amaah kasta oo Chalobah ah, sida laga soo xigtay The Athletic.

Kooxo dhowr ah oo ka dhisan Serie A ayaa lagu soo waramayaa inay xiiseynayaan 23 jirkaan.

Chalobah ayaa hore amaah ugu soo qaatay Huddersfield, Ipswich iyo FC Lorient .

Previous articleMan Utd oo dalab cusub ka gudbisay weeraryahanka Ajax ee Antony
Next articleCasemiro oo tijaabada caafimaadka mari doona maantay oo Jimce ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here