Chelsea oo ku aaday Manchester City: isku Aadka Koobka FA Cup-ka oo la sameeyay

Waxaa la sameeyay isku aadka Koobka FA Cupka kooxda Chelsea oo ku jirta mid kamid ah waqtigii ugu feecnaa ayaa ku aaday kooxda Manchester city.

Dhanka kale Leicester  City oo guul muhiim ah ka gaartay kooxda Manchester United ayaa la ciyaaridoonta kooxda Southampton

Semi-finalka ayaa ka dhici doona Wembley dhamaadka usbuuca Abriil 17-18, iyadoo finalka isla goobta lagu qaban doono May 15.

Isku aadka semi-finalka oo dhameystiran:

Leicester v Southampton

Chelsea v Manchester City

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*