Home Warar Ciyaaraha Maanta Chelsea oo ku dhawaaneysa Saxiixa Xidiga Fatwau Ganiwu

Chelsea oo ku dhawaaneysa Saxiixa Xidiga Fatwau Ganiwu

0
Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Ghana Fatwau Ganiwu ayaa tijaabo u maridoona kooxda ka dhisan Premier League ee Chelsea.

Blues ayaa sii wada dadaalkeeda ay ku doonayso in ay kula soo saxiixato da’yarta ugu fiican adduunka oo dhan.Sida ay qortay Football.london , dareenkooda ayaa u soo jeestay da’yarka Ganiwu, kaas oo hore ugu tijaabiyay RB Salzburg.

Waxa uu soo jiitay xiisaha kooxaha kale ee ugu sarreeya, waxaana uu yeelan doonaa dookh uu ka sameeyo mustaqbalkiisa.

16-jirka ayaa wacdaro u dhigay indha-indheeyeyaal badan waxaana laga yaabaa inuu noqdo Chelsea toddobaadyada ama bilaha soo socda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here