Home Wararka Ciyaaraha Chelsea oo ku dhawaaqday Numberada ay Xiranayaan Xidigaha Kooxda Xili Ciyaareedka Cusub

Chelsea oo ku dhawaaqday Numberada ay Xiranayaan Xidigaha Kooxda Xili Ciyaareedka Cusub

0
Ad

Chelsea ayaa si rasmi ah u xaqiijisay lambarada ay xiranayaan saxixyada cusub ee Kalidou Koulibaly, Raheem Sterling iyo Carney Chukwuemeka.

Daafaca dhexe Kalidou Koulibaly oo ka soo wareegay Napoli todobaadkan ayaa Chelsea u xiranaya lambarkii John Terry ee 26 halka Raheem Sterling uu sii heysan doono lambarkii uu xirnaa xagaagan ee 17.

Ad

Saxiixa cusub ee ay maanta soo xerogelisay Chelsea Carney Chukwuemeka ayaa isna la siiyay maaliyada No.30.

Halka Conor Gallagher oo xilli ciyaareedkii hore amaah wacdarro ugu dhigay Crystal Palace uu Blues u xiran doono maaliyada No.23 waana isla maaliyadii uu u xirnaa Palace.

Armando Broja ayaa xiran doona xilli ciyaareedkan maaliyada No.18.

Ampadu, Kenedy, Gilmour, Barkley iyo Batshuayi wax lambar ah lama siinin madaama la filayo inay kooxda ka tagaan xagaagan.

Lambarada Xiddigaha Chelsea Oo Dhameystiran:

1 – Kepa Arrizabalaga

3 – Marcos Alonso

5 – Jorginho

6 – Thiago Silva

7 – N’Golo Kante

8 – Mateo Kovacic

10 – Christian Pulisic

11 – Timo Werner

12 – Ruben Loftus-Cheek

13 – Marcus Bettinelli

14 – Trevoh Chalobah

16 – Edouard Mendy

17 – Raheem Sterling

18 – Armando Broja

19 – Mason Mount

20 – Callum Hudson-Odoi

21 – Ben Chilwell

22 – Hakim Ziyech

23 – Conor Gallagher

24 – Reece James

26 – Kalidou Koulibaly

28 – Cesar Azpilicueta

29 – Kai Havertz

30 – Carney Chukwuemeka

31 – Malang Sarr

33 – Emerson Palmieri

Previous articleCesar Azpilicueta oo heshiis cusub u saxiixay Chelsea
Next articleHorudhac: Crystal Place Vs Arsenal ee Horyaalka Premier league-ga, Wararka Labada Koox, Shaxda Macquulka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here