
Chelsea ayaa isha ku heysa inay qeyb ka noqoto Tartanka loogu jiro Xidiga Kooxda AC Milan ee Alessio Romagnoli .
Blues ayaa wajaheysa baahida ay u qabto inay dib u dhisto daafaceeda xagaagan iyadoo ay macquul tahay in dhamaan afarta daafac ay baxaan.
Antonio Rudiger ayaa beeca xorta ah ugu dhaqaaqi doona Real Madrid , halka Andreas Christensen uu ku wajahan yahay Barcelona .
Cesar Azpilicueta iyo Marcos Alonso ayaa sidoo kale ku biiri kara Barca, iyadoo qandaraaskoodu uu dhacayo.
Sida laga soo xigtay Mundo Deportivo , Chelsea ayaa isku dayaysa inay si xor ah ula wareegto.
Kabtanka Milan Romagnoli ayaa xagaagan lala xiriirinayaa, iyadoo qandaraaskiisa San Siro uu dhacayo.
Be the first to comment