Home Horyaalada Kale Chelsea oo qorsheyneysa inay u dhaqaaqdo ciyaaryahanka aadka loo qiimeeyo ee khadka...

Chelsea oo qorsheyneysa inay u dhaqaaqdo ciyaaryahanka aadka loo qiimeeyo ee khadka dhexe ee Switzerland

0

Chelsea iyo Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay kula tartami doonaan Manchester City adeega Denis Zakaria suuqa kala iibsiga.

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Borussia Monchengladbach wuxuu heystaa liis dheer oo taageerayaal ah ka dib qaab ciyaareedyo heer sare ah oo uu la soo qaaday kooxdiisa.

Denis ayaa hada ku soo laabtay garoomada ka dib dhaawac halis ah oo jilibka ka soo gaaray wuxuuna heegan geliyay qaar ka mid ah kooxaha ugu waa weyn adduunka.

Waxay imaaneysaa xiisaha loo qabo xili ciyaareedkii hore uu 24 jirka ka caawiyay Gladbach inay boos ka hesho UCL Bundesliga.

United ayaa isha ku heysa ciyaaryahanka khadka dhexe madaama ay raadinayaan bedelka gabowga Nemanja Matic.

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here