Home Warar Ciyaaraha Maanta Chelsea oo si Rasmi ah u soo bandhigtay saxiixeeda cusub ee Joao...

Chelsea oo si Rasmi ah u soo bandhigtay saxiixeeda cusub ee Joao Flexis

0

Kooxda chelsea ayaa si Rasmi ah u soo bandhigtay saxiixeeda cusub ee Joao Flexis kaas oo ay kala soo wareegtay Athletico Madrid.

Blues ayaa xiddiga dib ugu soo celinaysa Stamford Bridge kadib markii ay Atletico kala heshiisay qiimaha.

Xiddiga reer Portugal oo amaah ku soo qaatay kooxda chelsea ayaa dib ugu laabtay.

Xiddiga ayaa qalinka ku duugay heshiis wakhti fog ah oo uu ku joogi doono kooxda Chelsea.

Kooxda ayaa haatan warbaahinta u soo bandhigtay xiddiga oo xidhan maaliyada kooxda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here