Home Suuqa Kala iibsiga Chelsea oo xaqiijisay in xiddiga Pedro Neto uu kooxda u qaadan doono...

Chelsea oo xaqiijisay in xiddiga Pedro Neto uu kooxda u qaadan doono LANBARKA….

0

Kooxda chelsea ayaa xaqiijisay in xiddiga Pedro Neto uu kooxda u qaadan doono Lambarka No.7.

Arintaas ayaa la macno ah in ay chelsea xiddiga Raheem Sterling ka qaaday lambarka oo uu u xidhanayay kooxda tan ilaa markii uu yimid.

Mustaqbalka Sterling ee Chelsea ayuu shaki weyn ku jiraa iyada oo xiddiga laga reebay kulankii furitaanka premier League.

Qaadashada Neto ee Lambarka No.7 ayaa la macno ah in aanu Sterling Mustaqbal ku lahayn kooxda chelsea.

Xiddiga ayaa lala xidhiidhinayaa in uu isaga tagayo kooxda chelsea inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaaga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here