Home Horyaalka England Chelsea oo Xaqiijisay Saxiixa Cusub ee Caleb Wiley

Chelsea oo Xaqiijisay Saxiixa Cusub ee Caleb Wiley

0

Chelsea ayaa xaqiijisay saxiixa Caleb Wiley oo ay kala soo wareegeen Atlanta United, isagoo 19-sano jir ah heshiis lix sano ah.

Wiley ayaa ka qalin jabiyay akadeemiyadda Atlanta wuxuuna u saftay kooxda 2022 Daafaca dambeedka dhexe ee da’da yar ayaa waqtigaas ku bixiyay lix gool iyo 7 caawin, waxaana uu ka mid noqday da’yarta ugu tayada badan ee difaacayaasha horyaalka MLS.

Waxaa loo doortay kooxda USMNT ee xagaagan ciyaaraha Olombikada, waxaana uu haatan kula sugan yahay kooxda Paris, halkaasoo ay isku diyaarinayaan inay wajahaan France kulankooda furitaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here