Chelses vs West Ham oo ciyaar xiiso leh ku dhex mari doonto garoonka Stamford Brigde…(Chelsea oo doonee in ay kusoo noqoto wadadii guusha)

Kooxda Chelsea ayaa kulamadii ugu danbeyey guuldarooyin adag kala kulantay kooxaha Wolved waana kulamo ay hami ka qabeen Taageeryaasha kooxda in ay guulo wax ku oo ah ka gaari doonaan si ay ula wareegaan hogaanka horyaalka ay hada ku raaxeysanee kooxdaa Liverpool.

Waxaa calaamad su,aash saaran tahay Macalin F.lampard si ahaan doono Tabaraha kooxda maadaama kusoo noqday wadadii guuldarooyinka iyo Taageerayaash oo u muujiyey niyad jab aad u weyn, kooxdiisa waxa ay sagaal dhibcood ka hooseysaa kooxda Liverpool.

Caawo waxa ay waji doontaa kooxda West Ham oo ah koox inta badan ku adkeysa Chelsea inkastoo sidii hore aysan aheen kooxda Macalin Lampard.

Ciyaarta waxa ay ka dhici doontaa garoonka Chelsea ee Stamford Bridge waana niyab jab kale hadii guuldaro dhabarka lasoo saaro kulanka caawo.

F.lampard ayaa cadaadis xoogan saari doona xidigihiisa kulanka caawo si oo guul uga gaaro kooxda kale ee reer London West Ham.

Xidigaha ka maqan Chelses kulanka caawo:- Hakim Ziyech iyoCallum Hudson-Odoi waa laf dhabarka kooxda ay tabtay kulamadii ugu danbeeyey.

Tartanka: England – Premier League

Taariikhda: Isniin 21 Dis 2020

Saacadda ay bilaabaneyso dheesha: 11:00 Habeennimo xilliga geeska Afrika.

Garoonka: Stamford Bridge

Garsooraha: Chris Kavanagh (England

Shaxda laga yaabo in ay garoonka kusoo galaan labada kooxood

Chelsea 
Mendy; James, Zouma, Silva, Chilwell; Kovacic, Kante, Mount; Pulisic, Giroud, Werner

West Ham 
Fabianski; Coufal, Diop, Ogbonna, Cresswell; Rice, Soucek; Snodgrass, Benrahma, Fornals; Haller

 

Chelsea hadii ay soo badiso waxa ay imaan doontaa kaalinta 5aad ay hada ku jirto kooxda Tottenham.

KALA SAREYNTA Premier League

1 Liverpool 31 dhibcood

2 Leicester 27 dhibcood

3 Man United 26 dhibcood

4 Everton 26 dhibcood

5 Tottenham 25 dhibcood

6 Southampton 24 dhibcood

7 Man City 23 dhibcood

8 Chelsea 22 dhibcood

Xaqiiqooyinka Ciyaarta:-

Fool Ka Fool

>- Chelsea ayaa guuldarreysatay kaliya hal jeer 14-kii kulan ee ugu dambeysay oo ay garoonkeeda kula ciyaartay West Ham ciyaar ka tirsan Premier League, guuldarradaasna waxay soo gaartay xilli ciyaareedkii hore ciyaar ku dhammaatay 0-1.

>- Blues ayaa iska ilaalineysa in labo guuldarro oo xiriir ah garoonkeeda kaga qaadato West Ham oo aanan labo jeer oo xiriir ah ku garaacin Stamford Bridge tan iyo Febraayo 1996.

Ciyaaro.com warar ku xiiso galinaa ee ku saabsan kubadda cagta, ka dhigi wehel marwalba.

Ciyaaro kala Soco Wararka Ciyaaraha

Ciyaaro.com Warar Kooban oo Xiiso leh

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*