Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Fluminense Andre Trindade oo xiiso ka helaya Liverpool, Barcelona

Liverpool ayaa ka adeeganeysa suuqa kala iibsiga ee Brazil.

Waxaana soo baxday in Liverpool iyo Barcelona ay isku hayaan Andre Trindade.

20 jirka reer Brazil ayaa saamayn wayn ku yeeshay kooxda Fluminese xilli ciyaareedkan isaga oo u saftay 34 kulan.

Sida laga soo xigtay NETFLU , labada Reds iyo Barca ayaa doonaya inay ciyaaryahanka khadka dhexe keenaan Yurub.

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*