Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Man Utd Amad Diallo oo amaah cusub ku baxaya

Amad Diallo ayaa qarka u saaran inuu amaah cusub kaga tago Manchester United .

The Utd Journal ayaa ku warameysa in ciyaaryahanka khadka dhexe uu qarka u saaran yahay amaah kale oo uu kaga tagayo Old Trafford.

Saxiixa 37.2 milyan ginni waxa uu bishii Janaayo iska xaadiriyay Rangers , halkaasoo uu seddex gool ku dhaliyay 13 kulan.

Waxa uu wadahadalo la yeeshay Erik ten Hag oo ku saabsan waqtigiisa ciyaaraha, iyada oo aan weli la go’aansan hadii uu soo laabanayo.

Wararka Ciyaaraha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*