Home Wararka Ciyaaraha Cole oo ka Falceliyay Wixii Xalay uu Sameeyay Ziyech oo dhaliyay Goolkii...

Cole oo ka Falceliyay Wixii Xalay uu Sameeyay Ziyech oo dhaliyay Goolkii Chelsea

0
Ad

Halyeyga kooxda Chelsea Joe Cole ayaa ku wareeray qaabka uu u dhaqmay Hakim Ziyech kadib markii uu xalay gool ka dhaliyay kooxda Brighton.

Ziyech ayaa ka mid ahaa ciyaartoydii sida wayn loo dhaleeceeyay ka dib guuldaradii sabtidii ka soo gaadhay Manchester City wuxuuna xidiga ree Morocco oo kulankiisii ​​8 aad ee xili ciyaareedkan ku bilawday hal dhibic ka helay garoonka Amex Stadium.

Ad

Waxa uu hogaanka u dhiibay kooxda martida aheyd isagoo kubad ka soo toogtay meel banaanka ah balse si dirqi ah ayuu uga fal celiyay goolkaasi madama uusan dabaaldagin.

“Tani waa waxa aad u ciyaareyso,” Cole ayaa ku yiri BT Sport . “waa arin cajiib ah Uma wanaagsana isaga sidaasi.

“Hadii uu ku jiri lahaa kooxdayda waxaan odhan lahaa kaalay, waad garanaysaa marka gool la dhaliyo. Laakin hadii aan kasoo kaco kursiga kaydka oo aan dhaliyo gool, waxaan muujin lahaa awoodeeda.

Previous articleRangnick oo Qiray in xidiga Sancho uu ku dhibaatoonayo kooxda Manchester United
Next articleHeshiis Dhacay: Mid kamid ah Daafacyada Arsenal oo si rasmiga ah uga tagay kooxda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here