Home Warar Ciyaaraha Maanta Collymore oo dhaleeceyn kulul u jeediyay tababaraha haatan ee Manchester United, Erik...

Collymore oo dhaleeceyn kulul u jeediyay tababaraha haatan ee Manchester United, Erik Ten Hag.

0

Ciyaaryahankii hore ee Liverpool iyo Aston Villa Stan Collymore ayaa dhaleeceyn kulul u jeediyay tababaraha haatan ee Manchester United, Erik Ten Hag.

Collymore ayaa aaminsan in Ten Hag ay tahay inuu ka tago kooxda Man United.

Collymore ayaa aaminsan in tababaraha haatan ee Real Madrid Carlo Ancelotti, uu yahay kan ugu haboon in uu badelo Ten Hag ee Manchester United.

Collymore ayaa yiri: “Waxba igama galin waxa uu qof dhaho, Ten Hag aad ayuu uga hooseeyaa heerka Manchester United, taas oo ah mid aan macquul aheyn hadaladiisa.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here