Home Warar Ciyaaraha Maanta Conor Gallagher Oo Tijaabada Caafimaad U Maray Atletico Madrid.

Conor Gallagher Oo Tijaabada Caafimaad U Maray Atletico Madrid.

0

Gallagher ayaa dhameystiray ku biiristiisa Atletico Madrid , isagoo baasay baaritaankiisa caafimaad.

Gallagher wuxuu qalinka ku duugay heshiis Shan sano ah oo uu Atletico kusii joogayo ilaa 2029ka.

Haddii ay dhammaan habraacyadu u socdaan si habsami leh oo aysan soo bixin arrimo lama filaan ah, Gallagher waxaa si rasmi ah ugu dhawaaqi kara naadiga dhawaan.

24 jirka ayaa Gallagher ayaa la rajeynayaa inuu la yimaado firfircooni cusub oo khadka dhexe ah.

Imaatinkiisa ayaa la filayaa in uu kooxda ku shubo tamar cusub, kaxeyn, iyo xoog, taasoo kor u qaadeysa doorkooda khadka dhexe ee xilliyada soo socda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here