
Ciyaar gacmeedka Football Manager 2021 ayaa soo saaray 50-ka xiddig ee ugu fiican adduunka kubada cagta wakhti xaadirkan.
Xiddigaha Lionel Messi, Cristiano Ronaldo iyo Kevin De Bruyne ayaa hogaaminaya liiska xiddigaha ugu fiican ee uu shaaciyay ciyaar gacmeedku.
Iyada oo la adeegsanayo xogta ciyaar gacmeedka waxa la soo saaray 50-ka xiddig ee haatan ugu fiican adduunka kubada cagta.
Hadaba Halkan Hoose kaga bogo Liiska 50-ka xiddig ee uu Ciyaar gacmeedku u doortay xiddigaha ugu fiican adduunka:
- Lionel Messi (FC Barcelona) – Awoodiisa haatan195/200
- Cristiano Ronaldo (Zebre/Juventus) – Awoodiisa haatan194/200
- Kevin De Bruyne (Man City) – Awoodiisa haatan188/200
- Robert Lewandowski (Bayern Munich) – Awoodiisa haatan184/200
- Harry Kane (Tottenham Hotspur) – Awoodiisa haatan182/200
- Kylian Mbappe (Paris Saint-Germain) – Awoodiisa haatan181/200
- Neymar (Paris Saint-Germain) – Awoodiisa haatan181/200
- Sadio Mane (Liverpool) – Awoodiisa haatan180/200
- Virgil van Dijk (Liverpool) – Awoodiisa haatan180/200
- Mohamed Salah (Liverpool) – Awoodiisa haatan179/200
- Karim Benzema (Real Madrid) – Awoodiisa haatan178/200
- Manuel Neuer (Bayern Munich) – Awoodiisa haatan178/200
- Sergio Aguero (Man City) – Awoodiisa haatan178/200
- Alisson Becker (Liverpool) – Awoodiisa haatan175/200
- Jan Oblak (Atletico Madrid) – Awoodiisa haatan175/200
- Eden Hazard (Real Madrid) – Awoodiisa haatan175/200
- Antoine Griezmann (FC Barcelona) – Awoodiisa haatan175/200
- Marc-Andre ter Stegen (FC Barcelona) – Awoodiisa haatan174/200
- Sergio Ramos (Real Madrid) – Awoodiisa haatan174/200
- Thibaut Courtois (Real Madrid) – Awoodiisa haatan172/200
- Raheem Sterling (Man City) – Awoodiisa haatan172/200
- Joshua Kimmich (Bayern Munich) – Awoodiisa haatan171/200
- Bernardo Silva (Man City) – Awoodiisa haatan171/200
- David Alaba (Bayern Munich) – Awoodiisa haatan171/200
- Aymeric Laporte (Man City) – Awoodiisa haatan170/200
- Toni Kroos (Bayern Munich) – Awoodiisa haatan170/200
- Luis Suarez (Atletico Madrid) – Awoodiisa haatan170/200
- Paulo Dybala (Zebre/Juventus) – Awoodiisa haatan170/200
- Roberto Firmino (Liverpool) – Awoodiisa haatan169/200
- Leroy Sane (Bayern Munich) – Awoodiisa haatan169/200
- Gerard Pique (FC Barcelona) – Awoodiisa haatan169/200
- Ederson (Man City) – Awoodiisa haatan168/200
- David Silva (Real Sociedad) – Awoodiisa haatan168/200
- Luka Modric (Real Madrid) – Awoodiisa haatan167/200
- Heung-Min Son (Tottenham Hotspur) – Awoodiisa haatan167/200
- Paul Pogba (Manchester United) – Awoodiisa haatan167/200
- Romelu Lukaku (Inter) – Awoodiisa haatan167/200
- Casemiro (Real Madrid) – Awoodiisa haatan166/200
- Serge Gnabry (Bayern Munich) – Awoodiisa haatan165/200
- N’Golo Kante (Chelsea) – Awoodiisa haatan165/200
- Raphael Varane (Real Madrid) – Awoodiisa haatan165/200
- Wojciech Szczesny (Zebre/Juventus) – Awoodiisa haatan165/200
- Philippe Coutinho (FC Barcelona) – Awoodiisa haatan165/200
- Fernandino (Man City) – Awoodiisa haatan164/200
- Miralem Pjanic (FC Barcelona) – Awoodiisa haatan164/200
- Angel Di Maria (Paris Saint-Germain) – Awoodiisa haatan164/200
- Pierre-Emerick Aubameyang (Arsenal) – Awoodiisa haatan164/200
- Erling Haaland (Borussia Dortmund) – Awoodiisa haatan164/200
- Sergej Milinkovic-Savic (Lazio) – Awoodiisa haatan164/200
- Kalidou Koulibaly (Napoli) – Awoodiisa haatan164/200
Be the first to comment