Home Wararka Ciyaaraha Cristiano Ronaldo oo ka Carooday badal lagu sameeyay goor dhow

Cristiano Ronaldo oo ka Carooday badal lagu sameeyay goor dhow

0
Ad

inkastoo ay machester United leedahay labo gool ciyaar socota 75 daqiiqo ayaa dhanka kale waxaa badal lagu sameeyay Cristiano Ronaldo oo ah xidig saameyn ku yeeshay kooxda.

Cristiano Ronaldo ayaa la badaley daqiiqadii 71aad iyadoo lasoo galiyay Harry Maguire lakin sheekada layaabka ah ayaa ah inuu ka carooday isla markana tuuray jaakada uu xiran lahaa.

Ad

Sida Warbaahinta falanqeeyeen Ronaldo ayaa saameyn ku yeeshay habka kooxda waxana dhibka kooxda heesta loo arkaa isaga madama uu yahay qof isla raba goolasha.

Waxa uu dhanka kale saameyn ku yeeshay xidigaha kooxda kuwaasi oo qaarkood kubad walbo isaga la raadinaya sida ay warbaahinta _UK daabaceen.

Kooxda Juventus iyo xidigaha kooxda oo wareysi lala yeeshay ayaa dhankooda dhawaan sheegay in CR7 uu saameyn ku yeeshay kubadooda iyo guulaha kooxda madama uu yahay qof guusha iyo goolashada isla jecel.

Previous articleXulka Egypt oo Guul ka gaaray Sudan una soo baxday Wareega 16-ka, Nigeria oo dhankeeda soo baxday, Natiijooyinka Koobka Qaramada Africa
Next articleTottenham oo 3-2 kaga badisay Leicester City kulan Xiiso leh oo dhexmaray labada koox

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here